Tahniyad loo dirayo labo is calmatay eebana isla doontay kuwaas oo kala ah Boqorka iyo Boqorada, Farta iyo Faratika, waa Maxamed Muxudin Sheekh Cumar iyo Xamdi Axmed Maxamuud oo Meherkoodu uu ka dhacay Taariikhda markii ay ahayd 28/12/2017 Wadanka Norwey Magalada Stavanger waxaa hambalyada diraya.
1-Aabe Muxidiin sheikh cumar
2-Hooyo Fadumo Maxamed Cabdi
3- Habaryer Racwi Afi Mire iyo Caruurteda
4- Eedo Khadro Sheekh Cumar iyo caruurteda
5- Eedo Muna Sheekh Cumar iyo Caruurteda
6- Adeer Cali Sheekh Cumar iyo Caruurtiisa
7- Eedo Nasra Sheekh Cumar iyo Caruurteeda
8- Eedo Ceyni Sheekh Cumar iyo Caruurteeda
9- Adeer Maxamed Sheekh Cumar iyo Caruurtiisa
10- Eedo Ikhlas Sheekh Cumar
11- Adeer Ibrahim Sheekh Cumar
12- Abti Jabarti Afi Mire iyo Caruurtiisa
13- Abaayo Haweeyo Xasan Xalane
14- Abaayo Sabirin Muxudin Sheekh Cumar iyo Caruurteda
15- Adeer Ibrahim Macal Yaroow iyo Caruurtiisa
16- Adeer Mukhar Moalim iyo Caruurtiisa iyo Walaalaha kala ah Sharmarke, Cumar, Cabdiraxman, Ikhlas, Cabdulqadir, Maryan, Asha, Ikram, Aala, Hudda, iyo Leyla.
Waxaana Alle U weydiinaynaa Lamaanahaan Isdoortay inay Noqdaan Kuwo is hantiyo Liibaan Aduunyo iyo Ladnaan Lagu Waaro ,anagoo leh Reerkii Lagu Nastee Lagu Nagaadee wadajiraay Nabad Galo Allahayoow idin Kayeel ayaan Leenahay.