Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Boqol Maxaabiis Ay Kasoo Daayeen Xabsiyada India

0
57

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan ay dalka soo gaari doonaan ku dhawaad 100 Maxbuus oo ku xirnaa Sanado badan dalka Hindiya.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal dheeri ah ku bixisay sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiistaasi oo xilliggaan la kulmaya dhibaatooyin kala duwan.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in ay soo deyn doonto Maxaabiista loo heysto Falalka Burcadbadeednimo ee ku xiran dalka Hindiya.
Madaxweyne Farmaajo

Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada

Madaxweyne Farmaajo Mobil