Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Xukumada Ku Eedeyey Iney Colaad Maleegayaan

0
54

Wasiirka wasaarada arimaha gudahah ee maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku edeyey inu colaad ka hurinayo xadka ay wadagaan Maamulada Somaliland iyo Puntland.

Maxamed Kaahin Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland ayaa shegay in ciidamada laga soo qaaday gobalada Soomaaliya lasoo dhoobay xadka labada maamul isla markaana uu Madaxweyne Farmaajo doonayo burburinta Somaliland.

Maamulka Somaliland

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Maamulka Somaliland Mobil