Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Dhagax Dhigey Dekeda Hobyo

0
47

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor oo maanta ah garay degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay dekeda ay yeelaneyso degmada Hobyo, taasoo ah deked istiraatiiji ah.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay waddo isku xirta Hobyo iyo Caabud-waaq, taasoo noqon doonta Kastamka.

In dib u dhis lagu sameyo dekedda Hobyo waxaa ay wax wey ka tari doontaa dhaqdhaaqa ganacsi ee bartamaha Soomaaliya iyo dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ay isku xiri doonto dekedda.