Amiin Camir oo inta badan ka hadley siyaasada guud ee dalka ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey heshiiska ku dhisan caatifada ee aan loo meel dayan oo ay somaliland la gashey itoobiya iyo GP Wold heshiiska ayaa waxaa uu dhigayaa in saamiya dekeda berbera 51% boqollkiiba ay qaadato halka Itobiyaana laga siiyey 19% ayadoo aan la garaneyn sababta keentey in ay heshiiska nocan oo kale galaan.