Dhegeyso: Gudomiyaha Baarlamaan Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Ka Hadley Wadooyinka Xeran

0
59

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay xernaasha wadooyinka Muqdisho iyo dhibaatooyinka ay shacabka muqdisho ku qabaan.

Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in ilaalinta hantida iyo amniga muwaadinka Soomaliyeed ay Xukuumada Soomaaliya masuul ka tahay.

Waxa uu tilmaamay in Xukuumada Soomaaliya ay la timado qorshayaal cad cad oo lagu xaqiijinayo amniga dalka oo aan ahayn in wadooyinka shacabla laga xero.

Gudomiyaha Baarlamanka