Daawo Sir Ku Saabsan Sababta Ugu Waaweyn oo Ay Somaliya u Degi Ladahay

0
83

waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sir ku saabsan kheyraadka ku jira dalka somaliya taasoo ay salka ku heyso sababta dhabta ah ay soomaaliya la degi leedahay wareysigan ayaa waxaa uu si cad loogu taaban doonaa dhinaca shidaalka.

Wariye Cali Harare oo inta badan falanqeeya arimaha somaliya ayaa waxaa uu wareysigan kala yeeshey Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil oo ah aqoon yahan inta badanba ka hadla arimaha shidaalka iyo qeyraadka dalka somaliya isla markaana baara una kuur gala arimahaas.