Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, waxayna ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya.
Bayaanka Culimada ayaa loogu baaqay Baarlamaanka inay ixtiraamaan nidaamka iyo xeer hoosaadka ay dhigteen, isla markaana wixii khilaaf ku xalistaan si waafaqsan sharciga.