Xildhibaano ka tirsan maamulka konfur galbeed oo shaley gelinkii dambe kulank u qaatay magalada muqdisho ayaa waxaa ay baaq u direen Shariif Xasan Sheekh Aadan ayagoo ugu baaqay inuu faraha kala boxo siyaasada dowlada dhexe isla markaana uu wax ka qabto howshii asaga loo idmadey.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
xildihaano koonfur galbeed Mobil