Musuqmaasuqa Koonfur-Galbeed kajira Maxaad ka Ogtahay

0
79

Wariyaheena Magaalada Baydhabo ayaa noo xaqiijiyay in musuqmaasuq aad u xun uu kajiro gebi ahaan maamulka koonfurgalbeed. Waritaheena ayaa noo xaqiijiyay in cadaalada ay ka fogtahay maamulka shariif xassan oo gabalkiisa dhacayo.

Waxaa haatan socda shaqaalo in laqaato sida agaasime guud, agaasime waxeed iyo officer wasaarad waliba waxii dhaqaale ahna ay bixin doonto hay’ada world bank. Hadaba sida caadad ah shaqaalahaas waxaa haboonayd in lagu helo qaab aqooneed balse arinka sidaas ma ‘ahane shariifka dadka lajoogo ama agtiisa ka dhow ayaa lasiinayaa xataa hadaysan aqoon lahayn.

Waxaa hubaal ah in aqoonyahano fara badan baydhabo jogaan balse la iskaba ilaalinayo aqoonyahaniinta doonayaana jaahilka farta loogu yeerayo. Waxaanu bulshada kacodsanaynaa in qofkii qabiil ahaan lagu siinayo xitaa ay la yimaadaan qof aqoonta ehel u ah.

Iidow, Baqydhabo