Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed oo Hada la Hadley saxaafada Sheegeyna Inuu Musharax yahay

0
117

Xidhibaan Abukaate Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur oo maanta la hadley warbaahinta ayaa sheegey inuu yahay musharax u taagan xilka gudoomiyaha baarlamaan.

Xildhibaan Abukaate Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur ayaa Waxaa uu xildhibaanada Golaha shacabka ka codsadey inay codkooda siiyaan, haddii la doortana wuxuu balan qaaday inuu ilaalin doono Dastuurka dalka iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla.