Gudoomiyaha Maxkamada ee Gobolka Banaadir Dr Aweys Sheekh Cabdulaahi oo maanta ka qeybgalay aqoon kororsi loo qabtay laamaha amaanka, xubno ka socday degmooyinka gobolka Banaadir iyo garsoorka gobolka Banaadir ayaa eedeeyn u soo jeediyay qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in shaqsiyaad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu ka shaqeyn la`ayhay Garsoorka dalka.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada