Madaxda maamul goboleedyada ayaa labadii maalmood ee lasoo dhafaay waxaa ay kulan ku lahaayeen magalada baydhaba halkaasi oo ay kaga hadlayeen qodobo dhowr ah oo inta badan ay kaga soo horjeedaan dowlada federaalka.
Gabagabadii kulanka ayaa warmurtiyeed ay qoreen waxaa ay kusoo saareen dhowr qod.