Roobab xoog leh oo Saacadihii lasoo dhaafay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa saamayn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoo wadooyinka waaweyn iyo kuwa xaafaddaha ay biyo fariisteen.
Roobabkaasi ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay dadka Barakacayaasha ah ee kunool Magaalada Muqdisho,kuwaa soo aan heysanin waxyaabo ay kaga hortagaan dhibicda roobka
Degmooyinka Xamarweyne iyo Boondheere ayaa waxaa ka go’ay wadooyinka inta badan kadib markii ay Fadhiisteen biyo.