Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Federaallka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo maanta warbaahinta kula hadley magalada muqdisho ayaa ka hadley khilaafka soo kala dhex galey maamulka galmudug.
Waxaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si weyn uga xun tahay Khilaafka soo gala dhex galay Madaxda Galmudug,islamarkaana Galmudug ay u baahan tahay in Madaxdooda ay is xaliyaan.