Gudiga Garsoorka iyo Arimaha Diinta Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay kaga hadleen Buuqa ka jiray Sanadkaan Duulimaadyada Xajka Ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Gudiga ayaa kulankooda kadib waxay ku magacaabeen Gudi ka shaqeynaya ama fududeynaya dadka doonaya inay ka qeyb qaataan waajibaadka xajka.