Waxaan wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelanay Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar oo ah bare wax ka dhiga jaamacada Savana Georgia ee dalka Mareyka, Prof Maxamed ayaan waxaa aan ka wareysanay shirkii kobcinta Afka Maayga oo lagu qabtey magalada boras ee dalka sweden.