Kulan aan caadi aheyn oo ay habeen xalay isugu yimaadeen Golaha Nabadgelyada iyo Horumarinta Gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxaa lagu falan qeeyey go,aankii kasoo baxay golaha iskaashiga maamul goboleedyada kaasoo ay xiriirika ugu jareen dowlada federaalka somaliya.
Kulankaasi oo socday saacado badan ayaa gabagabadii kulanka waxaa kasoo baxay war murtiyeed ay kaga soo horjeedaa go,aankii uu qaatay madaxweynaha maamul goboleedka koonfur galbeed qoraalka waxaa uu u qornaa sidan.