Xoghayaha Guddiga doorashadda maamulka Koonfur Galbeed Nuur Cusmaan ayaa faahfaahin ka bixiyay Wararka sheegaya in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay Caddaadis ku heyso doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.
Xoghayaha ayaa sheegey in aysan jirin cid laga reebayo doorasha dadkii hore shahaadada u qaateyna ay ka qeyb geli doonaan doorasha.