Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed ee waqtigiisa dhamaaday Ugaas Xasan ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay jiraan Musharaxiin Ciidamo badan lasoo galay Magaalada Baydhabo.
Waxaa uu tilmaamay in Musharaxiintaasi ay doonayaan in ay Ciidanka ku suggaan Ammaankooda inta ay ku jiraan Ololaha doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.
Wasiirka ayaa ka gaabsaday in uu sheego magacyada musharixiinta uu ka hadlayo balse waxaan ognahay in ciidamada ugu badan ee qoryaha sitaa ay yihiin ciidamo ay xukuumada federaalka kusoo daad gureyneyso magalada baydhabo si musharaxa ay wataan u istiocmaalo.