Bananbax Lagu Taageeraayo Mooshinka oo Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

0
133

Banaanbax aad u balaran oo lagu taageeraayo xildhibaanada mooshinka ka gudbiyey madaxweynaha dowlada federaalka ayaa maanta ka dhacay magalada baydhaba.

Banaanbaxan oo ay kasoo qeyb galeen shacab aad u badan ayaa waxaa ay lug dheer ku marayeen jidadka waaweyn ee magalada baydhaba ayagoo ku hadlayey erayo ay ka mid yihiin sareynta sharciga waa in la dhowraa iyo in ay tahay lama taabtaan madaxbananida golaha shacabka.