Aqriso Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Sheegay in Mooshinkii Laga Laabtay

0
60

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal ka soo baxay waxaa in markii uu dhinacyo badan ka eego mooshkii dhawaan laga keenay madaxweynaha dowladda somaliya.