Qaar ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saaray dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho.
Xildhibaanada ayaa si adag u cambeeyay weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho, islamarkaana ay ku dhaawacmeen qaar ka mid ah shaqaallaha Qaramada Midoobey.
Xildhibaanada ayaa si weyn uga soo horjeestay tilaabada lagu ceyriyay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.