Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ayaa dowladda dhexe ee ku eedeeyay in ay Mas’uul ka tahay dhibaatadii ka dhacday Magaalada Baydhabo.
Xildhibaanada waxa ay sheegeen in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay diiday in ay kala hadasho dhibaatadii Ciidanka Itoobiya ay ka geysateen Magaalada Baydhabo, islamarkaana ay qaadi doonaan tilaabo markii ay wadatashiyo la yeeshaan Shacabka Koonfur Galbeed.
Cabdifitaax Ibraahim Geesey oo ka mid ahaa Xildhibaanada tagay Baydhabo ayaa xusay in dowladda Farmaajo dastuurka dalka ay baalmartay, xataa aysan diin ahaan u fiirin xuquuqda Shacabka Baydhabo lagu xasuuqay.
X.geesey shacbiga KG ugu gargaar dhibatada biyo la’aanta iyo baad la’aanta haysata ma awoodaan qax iyo iyo dagaal adigoo dib u xasuusanaa filimkii magaciisu ahaa Tuhun iyo Tooraboora wixii ay ka dhaxleen shacbiga KG maanta haloo turo yaan dib looga celinin tuhun iyo toora boora mhd
Comments are closed.