
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii loo xiray gabar la dhalatay Xildhibaan Muno Khaliif Abuu (Muna Kay) oo lagu soo eedeeyay inay u gacan qaatay Xildhibaan Luul.
Waxaa uu sheegay Afhayeenka Ciidanka in Xildhibaan Luul Cabdi Aadan oo ka dacwooneysa eedeysane Maryan Khaliif Abuu oo la dhalatay Xildhibaan Muna Kay ay u timid Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.