Dhegeyso Siyaasi Maxamed Cali ” Qalinle ” oo Riwaayad Ku Tilmaamay Balanqaadkii Gudomiyaha Baarlamaanka

2
75

Maxamed Cali qalinle oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa riwaayad ku tilmaamay balanqaadyada ay sameeyeen gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya iyo weliba cabdicasiis lafta gareen.

Qaline ayaa sheegay in wax wada hadal ama dib u heshiin aysan jirin doonin ilaa laga soo sii daayo Mukhtaar robow wuxuuna balan qaaday hadii lasii daayo in ay ogolaan doonaan wax walba oo xal lagu gaari karo.

2 COMMENTS

  1. Mr Qalinle ex afhayeen RRA ex gudoomiye gobolka bay adigoo og guushii ay gaareen ciidamadii digilmirifle rra fariisanka ku lahaa ceel ali,leego,boojaalow,kurtunwaarey,bo’aale oo ku sii jeedey magaalo xeebeedka digilmirifle sida muqdisho,marka,barave,jamaame,kismaayo,iyo raskanbooni mxaad ku dumiseen ciidankii baaxadaas lahaa?waxaad ku dumiseen filimkii Tuhun iyo Tooraboore awey magaaladii aad ka soo jeedey ee kamsuma?waxaad aqoon u leedahay MAANTA,inta yar ee gacanta digilmirifle ku hartey magacee baad rabtaan in aad ku baabisaan?filimka magacee baad u bixiseen?halkaan noogu soo sheeg .

  2. Mr Qalinle waxaa sabab u ahaydeen dumina iyo baabinta digilmirifle laga soo bilaawo 1954tii ilaa 2019 waxaad aqoon u leedihiin maanta magacii digilmirifle waxaad ku dumiseen raxweyn,digilmirifle wuxuu ka yimid gol iyo gabiib wuxuu dhistey maamul ka koban lix gobol waxaad ku dumiseen magacii ahaa sadex lacag hanala siiyo sadex halanoo dhiso,waa lagu dhisey kadib maxaad sameyseen?shabeelaha hoose hadyad ayaad u bixiseen bakool sare beeso ayaaat ka qaadateen waxaa gacantiina ku harsan degmada Baydhaba hada waxaad diyaar u tihiin in aad kaguurtaan marka aad heshaan filimkii aad ku gubi laheydeen mr qalinle reer baydhoba waxay u baahan yihiin biyo iyo baad.

Comments are closed.