Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Jawaabtey Hadalkii kasoo Yeeray Dowlada Kenya

0
57

Qoraal goor dhaw ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga jawaabay go’aankii ay dowladda Kenya kaga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka baxo, iyo tallaabadii ay ku sheegtay in Somalia ay iib geysay qeyb ka mid Badda Kenya si shidaal looga baaro.

Warka ka soo baxay Wasaarradda ee lagu baahiyay warbaahinta Qaranka ayaa u dhignaa siddan :