Beeni Raad Maleh Daawo Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo La Bahdilay

0
87

Radio kulmiye oo ka tirsan warbaahinta ka howl gashaa magaalada muqdisho ayaa maalintii shaley waxaa ay wareysi xaqiiqo raadin ah oo dhinacyo badan taabanaya ay la yeelatey gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose Maxamed Ibraahin Bare,.

Gudoomiyaha ayaa waxaa wax laga weydiiyey arimaha xasaasiga ee ka dhacay gobolka shabelaha hoose gaar ahaan dagaalada ka dhacay degmada qoryooleey, Dilalka axad dhaafka ah ee ka socda degmada afgooye iyo weliba isbaarooyinka yaala daafaha degmada afgooye.

Wareysigii waakan ee nala dhegeysta iyo qaabka uu gudoomiyaha uga jawaabay dhamaan suaalaha wax ku oolka ah ee uu wariyaha weydiyey.