Cabdirahmaan Cabdishakuur oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah xukuumada ayaa si kulul uga hadlay khilaafka Siyaasadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.
Cabdirahmaan ayaa sheegay in xiisadaas dejinteeda ay ku wanaagsan tahay in loomaro hab raac wanaagsan oo Siyaasadeed,hayeeshee aan loo marin aflagaado iyo hadalo xanaf ah oo xiisada sii xoojin kara.
maxaa keenay ineey baddeena muran gasho ????
adiga maxaad saameyn ku leedahay mudane abdirahman ???
Comments are closed.