
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Soomaaliya ay qoonsatay dhaq dhaqaaqyada cusub ee ka jira Gobolka, kaddib isbaheysi cusub oo dhex maray dalalka Itoobiya, Kenya iyo Eritrea, iyadoo maalin ka hor shir saddex geesood ah uu madaxda dalalkaas ku dhex maray magaalada Asmara.