Dhegeyso: Shacabka Ku Safra Wadada Isku Xerta Beydhabo Iyo Xamar oo Qaati Ka Taagan Askarta Dowlada

0
86

Qaar ka mid shacabka ku safra wadadada isku xerta magalada muqdisho iyo baydhabo ayaa walaac ka muuujiyey ku safrida dariiqaas ay dhib badan kala kulmaan.

Shacabkan ayaa sheegay iney kala kulmaan dhibaatooyin aad u badan marida jidkaas dhibaatooyinkaas oo ay sheegeen iney geystaan ciidamo ku labisan dareyska dowlada.

Cabasho noocan oo kale ah waxaa horey u gudbiyey shacabka isaga goosha wadada xiriirisa magalada muqdisho iyo gobolka shabelaha hoose taasoo aysan waxba ka qaban xukuumada.