
War-saxaafaddeed ka soo baxay maamul gobolleedka Galmudug ayaa lagu sheegay sharuudo dhowr ah oo ka horeeya wada hadal ay la gasho dowladda federaalka Soomaaliya, kaddib kulan Dhuusa-Mareeb ku dhaxmaray Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Galmudug.
Halkan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka
