
Madaxweynaha Maamu Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Maanta gaaray deegaanka Weeciye ee Gobolka Karkaar ayaa ka hadlay amnidarrada ka jirta deegaano ka tirsan Maamulkaas iyo sababaha keenay.
Waxa uu sheegay in waxyaabaha dilalka iyo abaarta ka jirta deegaanada Puntland keenay ay tahay gaabis ay sameeysay Xukuumadda uu madaxda ka yahay iyo wadashaqeyn la’aan ka heysata dhinaca Shacabka.