Dhegeyso: Xukuumada oo Gudi Wasiiro ah u Saartay Xal u Helida Amniga Magalada Muqdisho

0
74

Golaha wasiirada xukuumada federaalka somaliya oo maalintii shaley kulan degdeg ah isugu yimid ayaa waxaa diirada lagu saaray xaalada amniga ee gobolka banaadir kaasoo beryahan dambe kasii darayey.

Intii uu kulanka socday waxa ay Wasiiradu si aad ah u gorfeeyeen sida xalka loogu heli karo ammaanka, waxaana markii dambe loo saaray guddi laga dhex xulay golaha wasiirada.