Dhegeyso; Gudoomiyaha Gobolka Banadir oo Ka Hadlay Buuqii Ka Dhacay Baarlamaanka

0
106

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dhacay Golaha Shacabka aysan dhici laheyn hadii Xildhibaanada Maalintii Jimcaha aheyd ay ka qeyb geli lahaayeen tartankii Orodka gaaban ee lagu qabtay Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dalkaan looga baahan yahay xasilooni siyaasadeed, isla markaana siyaasiyinta laga doonayo inay ogaadaan in Amniga dalka uu yahay kaalinta koowaad.