Qaar ka mid ah dhalilnyaradii maanta bananbaxa ku sameyneysay magalada muqdisho ayaa waxaa ay ka hadleen dhibaatada iyo dilalka dhamaadka laheyn oo ay maalin walba kala kulmaan askarta ku labisan dareyska dowlada.
Dhalinyaradan ayaa waxaa ay sheegeen in aysan u dulqaadan karin in maalin walba laba ama seddex laga dilo askarigii dileyna la qariyo.