Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa walaac ka muujisay Xaaladda Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada waxa ay sheegtay in haween badan ay ku umuleen Wadooyinka ka dib markii loo diiday in ay maraan Wadooyinka Muqdisho.