Sayid Cali Maxamed Mustaf oo ah Abtiga wade Mooto Bajaaj uu shalay askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in wiilka la dilay uu xubin muhiim ah ka ahaa Caawinta qoyskiisa.
Waxa uu kaalin sare kaga jiray biilka qoyska, isagoona lacagaha uu ka shaqeeyo Mootada uu ku biili jiray 10 ruux oo ay ku jiraan labadiisa waalid.