Dhegeyso Carabeey oo Sheegay In Xukumada Ku Fashilantay Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Hogaanka Maamulka Galmudug

0
38

Madaxweyne kuxigeenka Maamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in xukuumada ay ku fashilantey xalinta qilaafka u dhexeeya hoganka sare ee Maamul goboleedka Galmudug kaas oo curyaamiyey Shaqooyinkii Mamulkaas.

Carabeey ayaa sheegay in uusan jirin qilaaf gooni ah oo siaga kala dhexeeya Madaxweyne xaaf, hayeeshee la isku haayo 14 ka mid ah qodobada heshiiskii Jabuuti oo aan la fulin.