Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Puntland Ismaaciil Maxamed Mursal oo ka jawaabaya hadal maalinka hor kasoo yeeray wasiirka waxbarada ayaa isna sheegay hadalkaasi uu yahay waxbaka kama jiraan isla markaana Puntland ay hogagaamiso Waxbarashada Soomaaliya oo dhan isla markaana wuxuu ka codsaday wasiirka inuu ka laabto hadalkii uu yiri.