Dabagal aynu ku sameyney maamulka gacan ku rimiska ah ee laga soo magacaabay magalada muqdisho ee uu hormuudka u yahay Cabcasiis Lafta Gareen ayaa waxaa inoo soo baxay in hogaamiyaha maamulka uu Shariif Xasan wax badan kaga hormarey oo ay ugu horeyso garasho la,aanta.
Cabcasiis ayaa waxaa uu mooday in maamulka koonfur galbeed uu yahay maamul ay leedahay beesha uu ka dhashay taasoo keentay in kursi walba ee ka banaan maamulka koonfur galbeed uu noqdey kursi uu ku fadhiyo shaqsi kasoo jeeda beesha uu ka dhashay Cabdicasiis.
Balse waxaa taasi kasii daran hadii uu asaga garaadkiisa siin waayey in uu garto waxa aan u fiicneyn indhaha bulshada maxaa helay reerkii uu ka dhashay oo shaley Shariif Xasan ku heystay shariif xasan in uu ku tuntey xuquuqda shacabka koonfur galbeed
Halkan Hoose ka aqriso xilalka ay reerkiisa ka hayaan maamulka koonfur galbeed
1- Gudoomiyaha Degmadda Baydhabo Abdullahi Ali Watiin waa Beeshiisa Xariin Hoon
2- Taliyaha qaybta Booliska G. Bay ahna Taliyaha Qeybta Koonfurgalbeed Gen Mahad Adan Abdurahman waa Xariin Hoon
3- Taliye ku xigenka Ciidanka Daraawishta Dable Abdule isaaq waa waa beeshiisa Xariin Hoon
4- Taliyah xabsiga dhexe ee G.bay G/Sare Adan Cali Maxamed ( Dhiiga Birig) waa beeshiisa Xariin Hoon
5- Hanti dhowrka waa beeshiisa
6- Cheif of security madaxtooyada KGS G/Le. AAMIN MAD DARUUR waa beeshiisa Xariin Hoon
7- Maxamed Daahir oo dhashay hooyada Lafta Lakeensaday , Disengaged Combatants Coordination Unit (DCC Unit) – Coordinator
8- Gudoomiyaha dib u dejinta iyo barakacayaasha qaxootiga Cabduqadir Cali Watiin waa beeshiisa Xariin Hoon
9- Madaxda dhagan celinta Maleeshiyadda Shabaab waa seedigiisa Abdifatah Gen Mahad Wa beeshiisa Xariin Hoon
- Ibraahim Baafo , Agaasimaha Madaxtooyadda ahna Ruuxa Saxiixa ID Kaarada Wasiiradda KGS Xariin Hoon
- Yusuf Baafo Gudoomiyaha Gudiga Doorashada & Xuduudaha Koonfurgalbeed Xariin Hoon
- Maxmed Macalin Isaaq Madaxa Mashaariicda Heyaddaha Samafalka & Iskuxiraha Dowlada FDS & KGS Xariin Waraasile
- Maxamuud Cabdi Taliyaha Saldhiga Bari ee Baydhabo Xariin Hoon
- Abduwahaab Xiirane, Lateliyaha dhaqaalaha Arimaha Dhaqaalaha Xariin Hoon
- Macalin Cabduraxmaan Lataliyaha Arimaha Alshabaab ahna iskuxiraha Alshabaab & Beesha Xariin Hoon
- Garaafow Madaxa dhaqaalaha iskuRoogiyaasha keena Ciida & dhegxaanta lagu dhiso Magaalada baydhabo oo Canshuurta Xalaal looga dhigay Xitaa Wasaaarda Maaliyadda keeneynin dhaqaalaha uu so qaato Xariin Hoon
- Maxamed Sheikh Abdulah Maareye Kuxiigeenka Ceelboorka Xariin Waraasile
- Adan Xasan Maxamed LaftaGareen Lateliyaha Sare ee Waxbarashada Ahna Wasiirka Saxda ah Wasaaradda asaga ayaa Qeeybiya Deeqaha Waxbarasho Qof aanan idmoole ahayna Maso Qoraayo, Xagee Mareen Deeqihii Waxbarasho Dalka Sacuudi Carabiya, Hindiya, Ruushka & Wadamo Kale ?
- Abdullah Maxamed idiris Leesto Lateliyaha Arimaha Bulshada Xariin Waraasile
- Cali Yaango Lateliyaha Arimaha Gargaarka Xariin Hoon
Sidoo kale dhamaan Taliyaasha Ciidamada Rugaha , iyo Goofgaduud Buurey wa Xariiin .
Jawaabtu idinka ayaala idinka sugayaa.
Mucaarad wax dhisa nogda,hanoqon mucaarad wax dumiya daraat waxaad dumiseen xukumadii sharif maalintii xigtey mukhtaar roobow baad xabsi geyseen maant waxaa rabtaan in aad dumisaan xukuumada lafta gareen,KG waxa aad larabtaan nooshega
Comments are closed.