
Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu celiyay jinsiyaddiisii labaad ee uu ka qaatay dalka Marekanka.
Go’ankan uu qaatay madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu noqonayaa go,aankii ugu horeeyey ee uu qaato sayaasi somaaliyeed oo markaasi masuuliyad ka haya dallka.
