Dhegeyso: Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Sheegey In Alshabaab ay Xukuumada Ku Dhex Milmeen

0
44

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa dhaliilay qaabka Hay’adaha Amniga soomaaliya ay u wajahaan sugida Amniga dalka, isaga oo sheegay in Al-Shabaab ay dhex galeen Hay’daha Amniga iyo Dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Warbaahinta kula hadlayay Magalada Muqdisho ayaa sheegay in Shabaab lacago Canshuur ah ay ka qaadaan Goobaha Ganacsiga ay leeyihiin dadka Shacabka ah iyo goobaha ay maamusho dowladda sida Dekadda Muqdisho.