Howlgalo ay maanta ciidankamada Bankaftiga ka sameeyeen deegaanka malable ee duleedka degmada awdheegle ayaa dadka deegaanka waxaa ay kusoo waramayaan in halkaasi ay dad badan dhab kaga soo dheceen.
Dad ka tirsan deegaan ayaa inoo xaqiijiyey in ciidamadii falkaasi geystey qaar ka mid ah lagu qabtay ayagoo dahabka sita halka kuwa kalana lagu raad joogo.
Falalka anshax xumida iyo bililiqeysiga shacabka ayaan aheyn wax ku cusub qaar ka tirsan ciidamada dowlada mana aha markii ugu horeysay ee laga soo cawdo sidan oo kale waxaa ay bililiqo uga geysteen kolkii la xoreynayey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka shabelaha hoose.
Wixii kusoo kordhaa arintaas dib ayaan idinkaga soo sheegi doonaa waxaa ilaa iyo hada qadka telfoonka ku raadiney gudoomiyaha degmada awdheegle asagana weli ismeynaan helin.
Gabdhaha digil in dahabka lagafurto lanakufsado waa wixii lootari lahaa waa intaas waa loo dadaaley
Comments are closed.