
War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah loogu sheegay inuu bur buray heshiskii ay wada galeen galmudug, Ahlusuna iyo Dowlada Federaalka ayn burburkaasi sabab u tahay dowlada Federaalka Soomaaliya
Ciidamada Ahlusunna iyo shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa loogu baaqay inay u diyaar garoobaan difaaca naftooda, degaankooda iyo diintooda, sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.
