
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho cumar maxamuud maxamed ( cumar filish) ayaa maanta waxa uu kaqayb galay shir wada tashi ah oo looga hadlaayay arimaha haweenka iyo dhismaha nabadda oo ay soo qaban qaabiyeen ururka haweenka qaranka .
Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in ay meel wanaagsan ay mareyso arimaha furitaanka wadooyinka Muqdisho ee uu dhawaan gudiga u magaacabay.