Madaxweynihii hore ee dalka somaliya |Shariif Sheekh Axmed oo maalintii shaley la hadlayey warbaahinta hadalkiisa ku jirey koonfur galbeed Baay iyo Bakool taasoo ay ka caroodeen qaar ka tirsan siyaasiyiinta koonfur galbeed oo weligoodba u ololeyn jirey amaba oran jirey hadaan nahay Digil iyo Mirifle oo dega Bay iyo Bakool.
Dr Cali Cabdi Baab oo ka mid ah waxgaradka koonfur galbeed ayaa isaga oo ka jawaabaya carada kasoo yeertey siyaasiyiintaas una sheegay in aysan habooneyn in xiligan arintan ay ku qabsadaan Shariif Axmed maadaama ay horeyba arinka ayaga u isticmaali jireen.