Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Fariin u Diray Shacabka Gobolka

0
135

Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay in uu sugo Amniga Caasimadda, isla markaana sidoo kale Muqdisho uu ka dhigo Magaalo bilicdeeeda ay wanaagsan tahay.