Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegay In La Xalin Doono Khilaafka u Dhexeeye Dowlada Iyo Jubaland

0
55

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay ka qeb-qaadaashada xalinta khilaafka xilligaan u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland.

Waxaa uu sheegay Deni in Puntland ay mar walba horseed u tahay howlaha federaalka ee socda,isla markaana cid kasta oo diidan wixii ka dhacay Kismaayo ha ahaato dowladda Federaalka iyo kuwa kale ee ku sugan Kismaayo inay diyaar u yihiin inay isku soo dhaweeyaan.