Dhegeyso:-Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay Inay Maxkamad La Tiigsan Doonan Cidii Ku Sheegta Musuqmaasuq

0
44

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo maanta ka hor hadlayay Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in maxkamad la tiigsan doonaan sida uu hadalka u dhigay cid kasta oo ku eedeysa Soomaaliya Musuqmaasuq.

Wasiirka ayaa sheegay in hay’addaha arintan ku shaqada leh looga baahan yahay ka hor inta aysan soo saarin warbixintooda eegaan sida sida uu u shaqeeyo nidaamka maaliyadeed ee dalka.